Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Taliye Indha qarshe oo sheegay in dagaal adag ay la gali doonaan Al-shabaab

January 13, 2019 70 Views

Muqdisho-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa  Shir Jaraaid oo uu  ku qabtay Magaalada Muqdisho wuxuu kaga hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin dagaalka ka dhan ah Al-Shabaab

General Daahir Aadan Cilmi Indha-Qarshe ayaa sheegay in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed uu marnaba  ku xad gudbi doonin Sharciga u dagsan dalka.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa tilmaamay in dagaalamayaasha ka tirsan Al-Shabaab ee lagu qabto dagaal ama howlgal ay horgeyn doonaan Sharciga.

S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indha-Qarshe ayaa ugu dambeynti beeniyay Hadal ay si qaldan u turjumeen warbaahinta, kaasi oo ahaa in la dili doono raga ka tirsan Al-Shabaab ee lagu qabto HowlgaladaUgu Dambeynti, Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa wuxuu xusay in ujeedada Ciidanka Xoogga Dalka uu yahay in ay si adag ula dagalamaan maleyshiyada Al-Shabaab, Balse aysan ka tagi doonin sharciga iyo kala dambeynta u dagsan dalka.

Previous:DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan (13-01-2019)

ABOUT RADIO KULMIYE

RELATED ARTICLES

R/Wasaare Kheyre oo soo afjaray la xisaabtanka Golaha Wasiirada.

January 13, 2019

Baydhabo:-Siminaar uu qaban rabay xisbiga Xasan Sheekh oo la joojiyay.

January 13, 2019

Xildhibaanada Hirshabelle oo diyaariyay Mooshin.

January 13, 2019

Ajaanib Shabaab ah oo lagu dilay Sh.Hoose (Magacyadooda).

January 13, 2019

AKHRISO:- Maamul cusub oo loo Magacaabay Afmadow.

January 13, 2019

LEAVE A REPLY

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Name *

Email *

Website

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

You must be logged in to post a comment Login