Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Taliyihii Ciidanka Booliska Kismaayo & Ciidamo uu watay oo lagu laai??i??yahay geeri iyo nolol

Sildalis online, generic zithromax. buy Female Viagra online, order Zoloft Kamagra Jelly buy online, acquire Zoloft. .

online sildenafil, lioresal reviews.

Warar aan helnay ayaa sheegaya in maamulka Jubbaland ay nolal iyo geeri ku raadinayaan taliyihii ciidamada booliiska Jubbaland ee magaalada Kismaayo oo muddo ka hor la waayay.

Taliyahaan oo magaciisa lagu soo koobay Maxamed Naasir ayaa la sheegay in maalmihii ugu dambeeyay howlo dhex-dhexaadin ah u joogay deegaanka Diif ee gobalka jubada Hoose waxaana la socda ciidan kale kuwaas oo sidoo kale aan la heynin nolal iyo geeri sida ay noo sheegeen dadka deegaanka.

Saraakiil ka tirsan booliiska Jubbaland iyo qaar ka mid ah saraakiisha ciidamada milatariga Soomaaliya ee Jubooyinka ayaa inoo sheegay in taliyaha ay la maqan yihiin saraakiil kale oo ka tirsan booliiska Jubbaland.

Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in ay jiraan saraakiil ka tirsan maamulka Jubaland oo ay Al-shabab nolal ku qabteyn, waxaana loo maleynayaa in ay ragaasi ka mid yihiin saraakiisha ka maqan Jubbaland.

You must be logged in to post a comment Login