Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Taliyihii Saldhiga dhexe ee Magaalada Kismaayo oo xaleey Ugeyriyooday Dhaawac Culus

Waxaa xaleey saqdii dhexe uu geeriyooday Taliyii saldhiga dhexe ee magalaada kismaayo.

Taliyaha aya lasheegay in uu kudhaawacmay Dagaalkii qaraaraa ee shaleey halkaasi ka dhacay. Taliyaha asiga oo dhaawac ah ayaa loola cararay isbitaalka gud ee Kismayo.
Dhaqaatiirta ayaa lasheegay in ay xaqiijiyeen geerida Taliyaha waxaana lasheegay in saraakiil iyo Madax farabadan ay ku qul qulayaan isbitaalka oo kujiro meydka Taliyaah.

Xaalada aya ah mid aad u kacsan Kismaayo ayadoo shacabka kabaqdin qabaan dagaalo madaam aay socdaan abaabulo dagaal oo hor leh.
wixii ku kor dho ka la soco wararkeena dambe haduu alle idmo

You must be logged in to post a comment Login