Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Tarsan oo fariin udiray Ciidamada Nabad Sugida

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa waxa uu ku baaqay in la ugaarsado dadka ushaqeeya Al Shabaab ee amni darada ka geysta Muqdisho.

Gudoomiye Tarsan ayaa sheegay inay jiraan dad Shacabka ku dhex jira oo raashinka la cuna habeen iyo maalina ku dadaala hagar daameyntooda qaraxyo iyo dilalna geysta.

Waxa uu si gaar ah fariin ugu diray ciidamada Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka isagoo ku baaqay in lala dagaalamo dhar cadka Shabaab u adeega.

You must be logged in to post a comment Login