Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Tarsan Oo Ka Digay Halis Kasoo Socota DFS!

order baclofen online cheap, generic zithromax.

generic zoloft, generic Zoloft.

side effects of clomid, purchase lioresal.

Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir ahaana duqa Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa ka digey qatar uu sheegay inay kasoo socoto dhanka dowladda Federaaalka Soomaaliya.

Tarsan wuxuu sheegay in DFS ay doonayso in dalka ay ka abuurto dagaal sokeeye illaa la gaaro heer ay is dilaan Labo qof oo Ilmo adeerro ah waa sida uu hadalka u dhigaye.

Sidoo kale Guddoomiye Tarsan ayaa sheegay in DFS gaar ahaan madaxweyne Xasan Sheekh iyo saaxibadiisa ay isku dayayaan inay la wareegaan shaqadii odayaasha dhaqanka ee ahayd soo xulista xildhibaannada.

Xildhibaanno doonaya in danahooda ku fushadaan ayuu sheegay inay soo xulan doonaan, balse taasi ay keeni karto in beesha dhexdeeda dagaallanto, islamarkaana dadkii isla dhashay is dilaan.

Ugu dambeyn Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ayuu ugu baaqay mudane Tarsan in ay ka taxaddaraan in lala soo fara geliyo xildhibaannada ay doonayaan inay soo xushaan, sheegayna in loo baahan yahay in xildhibaannada laga eego kartidooda.

You must be logged in to post a comment Login