Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Tarsan Oo Xilka qaadis Lagu sameeyay iyo Muungaabo oo guddoomiyaha Gobolka Banaadir loo Magacaabay.

229-150x150

Wareegto duhurnimadii kasoo baxday xafiiska madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu magacaabay Gudoomiyaha Cusub ee gobolka Banaadir Janeral Muungaab.

dig

Waxa uu badali doonaa Janeral Muungaab Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ahaana duqa Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan).

Mudane Tarsan ayaa xilka qabtay sanadkii 2010-kii waxaana uu yahay shakhsi lagu xasuusan doono isbadalka dhismaha uu ku sameeyey magaalada Muqdisho iyo qaabka wanaagsan ee Xamar bilicdeeda uso celiyey inkastoo dhaliilo badan loo jeedinayo.

Magacaabista Muungaab ayaa imaanaysa xilli ammaanka magaalada Muqdisho uu bilihii lasoo dhaafay faraha kasii baxayay waxaana lawada sugayaa waxa uu guddoomiyaha cusub ka bedeli karo ammaanka Muqdisho.

Naga filo insha allah taariikhda Gudoomiyaha Cusub ee gobolka Banaadir Janeral Muungaab

You must be logged in to post a comment Login