Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Tersan oo cambareyay xassan Sheikh

Apcalis SX online, clomid without prescription.

Prime Minister Ingiriiska David Cameron oo ku dhawaaqey in uu Xilka ka tegahayo Bisha Oct. 2016. Markii looga adkaaday aftidii Ingiriiska uga baxay Yurub. Madaxda Soomaalidu ma ku dayan kartaa maadaama Dikareetadii uu madaxweynuhu kusoo saaray gudiga doorashooyinka ay Beesha Caalamku ku qasabtey in uu ka noqdo oo baabi’iyo. Taas oo muujineysa in awooda qaranku ayna ku jirin gacanta madaxda qaranka. Waxaa kale oo arinkaas muujinahayaa in madaxweynuhu uu gacanta u geliyey IGAD in ay dhisto maamulka Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe markuu ku fashilmay in ay Dowladu dhisto maamulkaas. Masuuliyadii loo xil saartey Madaxweynaha iyo teamkiisa waxey gacanta u gashay dad aan Soomaali aheyn oo shacabka Soomaaliyeed uusan la xisaabtami karin.

Super Kamagra online, purchase dapoxetine.

You must be logged in to post a comment Login