Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Toogasho ka dhacday Garoonka Diyaaradaha & Faah faahin Weerarkaasi Ah

Revatio no rx order sildenafil, order clomid. , buy lioresal online order Cialis online, zithromax without prescription. .

Dadka ayaa is buuraya oo kala firxad ku Jira iyadoo rasaas la maqlayo ka dhaceysa gudaha Garoonka Diyaaradaha,toogashada ayaana socota.

Ilaa hadda si faah faahsan looma oga cida weerarkaasi sameysay waxaana ciidanka amnigu ay ku dadaalayaan ka hortaga kooxdaasi.

Terminalka Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah Ee Magaalada New York ayeyna ka socotaa toogashadu oo warar aan la xaqiijin ay sheegeen in dableyda toos dadka udilayaan qofkii kasoo hor baxaa.

Garoonka Diyaaradaha John F. Kennedy Airport ayaa wararka ka imaanaya ay yihiin kuwo is khilaafsan oo dadkuna ku wareersan yihiin xogta la bixinayo.

Goob jooge ayaa sheegay in uu arkay kudhawaad labo qof oo lagu toogtay Terminalka.

Booliska ayaa waxay raadinayaan Dableyda weerarka geystay,warar kale ayaa sheegaya in wax dhaawac ah aysan jirin.

HOOS KA AKHRISO WARBIXINTA OO INGIRIIS AH

People have been evacuated from a terminal at JFK Airport in New York after unconfirmed reports of shots fired.

The possible shooting took place at John F. Kennedy Airport’s Terminal 8 around 9:30 pm on Sunday.

According to witnesses, at least two shots were fired in the terminal.

Police were searching for a suspect — or suspects — and evacuated the area. No injuries have been reported.

You must be logged in to post a comment Login