Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Top news: Daawo muuqaalka Wacdarihii ka dhacay Taleex & Soo Dhowayntii Wafdiga Balaaran

buy Cialis Jelly online, lioresal reviews. Taleex (Somalimedia.co.uk) Waxaa maanta Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Taleex Soo dhowayn Balaadhan Loogu sameeyay Wafdi miisaan leh oo kasoo Kicitimay Caasimada Soomaliya ee Muqdisho.

Wafdigaan ayaa waxaa kamid ahaa Garaad Abshir Saalax , Dr: Cali Ciise Cabdi, Wasiir Ku xigeen Farduus Maxamed Mire, Afhayeenkii hore ee maamulkii SSC, Prof Dool iyo xubno kale oo isugu jira qurba joog iyo ganacsato kasoo kicitintay dalka gudihiisa iyo dibadiisa.


Shabakada Warsidaha Somalimedia.co.uk Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Soomaliya iyo Caalamka

info@somalimedia.co.uk

You must be logged in to post a comment Login