Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

TOP NEWS :- Dagaal Udhaxeeya Khaatumo iyo Somaliland oo Kalabaydh Kaqarxay

Wararka naga soo gaaraya degmada Kalabaydh ee gobolka Sool ayaa tibaaxaya in halkaasi uu ka qarxay dagaal kaas oo udhaxeeya Ciidamada Maamulka Khaatumo iyo kuwa Somaliland ee halkaasi kusugan.

Dagaalkan caawa kadhacay degmada Kalabaydh ayaa ahaa mid ay isku adeegsadeen labada Dhinac Hubka Noocyadiisa waawayn ee madaafiicda iyo gantaalada garbaha laga tuuro kaasoo siwayn looga maqlayay dhawaqiisa guud ahaan degmada Kalabaydh iyo nawaaxigeeda.

Mudooyinkii Udanbeeyay ayaa ciidamada Maamulka Khaatumo waxay wadeen dagaalada noocanoo kale ah kaasoo ay habeenba kusoo qaadayeen ciidamada Somaliland ee kusugan deegaanada Maamulka Khaatumo kagadaal markii dhawaan ciidamada Khaatumo ay weerar kusoo qaadeen Ciidamada Fadhiya Duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Vigora no rx, buy dapoxetine online.

You must be logged in to post a comment Login