Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ugas Xassan ugaas Khalif oo sheegay in ay maamulkooda dhisanayaan

Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa isgaoo munaasabad ka dhacday Beled-weyne ka hadlay waxa uu sheegay  in Magaalada Muqdisho iyo Gobolka Mudug ay yihiin meelo Nabad gelyo ka jirin.

Ugaas Xasan waxa uu sheegay in dhawaan la bilaabi doono Shirkii Dib uheshiisiinta ee beelaha degga Gobolka Hiiraan islamarkaana uu sheegay in laga habsaamiyey.
Super P-Force no rx, buy dapoxetine online.

periactin tablets buy, cheap lioresal buy Revatio online, dapoxetine reviews. .
Ugaaska waxa uu sheegay in dadka ku dhaqan Hiiraan ay yihiin kuwo Nabad ku damaashaada oo ay ka fiican yihiin xitaa Nabad gelyada ka jirta sida uu yiri Magaalada Muqdisho.

Waxa uu ugu dambeyn ugu baaqay Shacabka reer hiiraan inaysan deg deg sameyn oo ay kusugnaadaan Gobolkooda islamarkaana dantooda gaarka ah ay fiirsadaan.

RIIX HALKAAN SI AAD UDHAGEYSATO CODKA

You must be logged in to post a comment Login