Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

VIDEO CADEYN AH:-Fanaanada Nimco Dareen “Axmed Weli Furinle Waa Ninkeyga”

Waxaa markii ugu horeysay dadka Cadeymo u heleen in Shacabka Soomaaliyeed arin muddo maskaxdooda ka guuxeysay oo ah in Fanaanada Nimco Dareen iyo Axmed Weli Furinle is guursadeen.

Qaarkood Baraha Bulshada waxay aad uhadal hayeen gaar ahaan kuwa Soomaalida Warkaasi oo xitaa Fanaanada Asma Love oo Axmed weli udhaxda ay ka hadashay.

order Viagra soft FRUIT online cheap, dapoxetine online. Suhagra without prescription, clomid reviews. Caverta without prescription, cheap dapoxetine.
Nimco Dareen ayaa ka sheegtay hadalkaan iyadoo ka qeyb galeysay Barnaamij muuqaal ah oo lagu wareystay gudaha Magaalada Jig jiga taasi oo dadku ay kaga shaki baxeen arintii la hadal hayey.

Axmed Weli Furinle oo muusikada garaaca Ayaan isaga weli ka hadlin xilli Asma Love iyo isaga inay qoys yihiin hore loo ogaa haddase waa laba xaasle Nimco dareen ayuuna dhawaan guursaday sida iyaduba cadeysay.

HALKAAN RIIX SI AAD UDAAWATO MUUQAALKA

You must be logged in to post a comment Login