Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Video Cusub: Weerarkii CID (Digniin Ha daawan, Hadaadan Awoodin)

Viagra Professional no rx, buy Zoloft.

acquire sildenafil, acquire zithromax buy Erectalis online, buy Zoloft. .

Wasaarada Amniga Xukuumadda Somalia, ayaa ka hadashay weerarkaa maanta ka dhacay xarunta CID ee magaalada Muqdisho, waxaana Wasiirku sheegay in dadka weerarka ku dhintay ay gaarayaan ilaa 13 qof, halka dhaawacuna uu 20 ku dhawyahay.

Dadka dhintay ay 7 ka mid ah yihiin Al‐shabaabkii Weerarka soo qaaday, halka inta kale ay yihiin Shacab, marka laga reebo hal Askari oo ka tirrsan Ciidanka Dowladda Soomaaliya.

Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in weerar Al‐shabaab ay doonayeen in ay gudaha xarunta CID ugu daataan ay fashiliyeen, wuxuuna sheegay in weerarkaasi aan laga gaarin dantii laga lahaa.

daawo-mu-5

 

You must be logged in to post a comment Login