Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Video: Faysal Cali Waraabe oo ku sigtay Inuu Siilaanyo ku Dhex Garaaco Aqalka Madaxtooyada

cheap doxycycline, cheap zithromax.

Waxaa maanta magaalada Hargeisa Buuq kusoo dhaamaday kulan Axmed Siilaanyo uu yeedhay Labada Gudoomiye ee Xisbiyada Mucaaridka maamulka Somaaliland., Kaasi oo la doonayey In fardaamino diwaan galinta dalka buuqa ka dhalisay.

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali waraabe ayaa isagoo cadhaysan Wuxuu saxaafada Kula hadlay Aqalka Madaxtooyada u ah maamulka Siilaanyo, oo uu leehay Gen: Morgan oo kamid ahaa Dawladii dhexe ee Soomaaliya.

Faysal Waraabe ayaa daaha ka qaaday in qorshahaasi fashilmay maanta ay suurto gali wayday in ay foolka fool ula kulamaan Siilanyo, Wuxuuna ku hanjanbay inaysan Socon doonin waxa uu wado Siilaanyo, Xaaladuna ay dagaal Tagi doonto “Waxa siilaanyo Noo sheegayo Caqliga Magashao, Waa waxa Habraha Loogu skeekeeyo, Waxaa dhici doona Dagaalkii 1994-kii oo kale”

<iframe width=”853″ height=”480″ src=”//www.youtube.com/embed/oejOkYCGNPo” frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe>

You must be logged in to post a comment Login