Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Viagra Caps for sale, cheap lioresal.
Viagra without prescription, dapoxetine without prescription.
Ciidamada Ammaanka ayaa wali wada howlgal ay ku xaqiijinayaan Ammaanka Hotelka Naasa Hablood 1 ee magaalada Muqdisho, halkaas oo galinkii Dambe ee Maanta weerar ku soo qaaday Hotelka.
Maleeshiyada Hotelka Weeraray ayaa tiradooda lagu sheegay 4, waxaana Ciidamada Ammaanka ay toogasho ku dileen Mid kamid ah Maleeshiyadii Hotelka Gudaha u gashay.
In ka badan 20 qof ayaa la xaqiijiyay in weerarka caawa ay ku dhinteen, Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho ayaa la gaarsiiyay dhaawacyada ku dhowaad 40 ruux oo ay waxyeello kasoo gaartay Qaraxayada lagu weeraray Hotel Naasa Hablood.
Dadka la xaqiijiyay in ay dhinteen waxaa ka mid ah labo Dhaqtar oo lagu kala Magacaabo Dr Ducaale Aadan Shahiid, iyo Ayaanle Maxamed Aadan oo kamid ah dhaqaatiirta Soomaaliyeed, oo xiligaas tababar Caafimaad ku bixinayay gudaha Hotelka.
You must be logged in to post a comment Login