Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Wabrixin ! Xaasaasiya oo uu Midawga Yurub Diyaariyay Somaliland,Ictiraafka

Wabrixin ! Xaasaasiya oo uu Midawga Yurub Diyaariyay Somaliland,Ictiraafka-+ Dawlad kukooban Wajaale Ilaa Berbera- +Rabitaanka Ethiopia ee Saldhiga Ciidan ee Deg-Cadaadley iyo Somaliland Qabiilka ayaa Dawladnimada ka Awood badan

buy sildenafil, buy zithromax.

Kamagra for sale, Revatio without prescription, lioresal reviews. Zoloft withoutprescription.

Sawir hore- Masuuliyiin Somaliland oo Madaxda EU lakulmay

Wabrixin ! Xaasaasiya oo uu Midawga Yurub Diyaariyay Somaliland,Ictiraafka-+ Dawlad kukooban Wajaale Ilaa Berbera- +Rabitaanka Ethiopia ee Saldhiga Ciidan ee Deg-Cadaadley iyo Somaliland Qabiilka ayaa Dawladnimada ka Awood badanSLL.-Sidaa waxa  laguyidhi Warbixin   Qabyo  ah oo aan Wali ladaabacin   Taas oo ay  Qortay Haayad  Hoostagta Wadamada  EU-  Warbixinta oo loogu  talo  galay Shirkadaha  Reer Galbeedka   Raba in ay Maalgashi kasameeyaan Somaliland  Waxa kujira Waxyaabo Niyadjab  ah-  waxana  ay  warbixintu  tusaale  usooqaadatay Ciidamada Amaanka Somaliland Sida  aan Kalsooni Ciidan-nimo  Uhaysan ,  Hadii Askari   Ciidamada  Somaliland Kamid  uu Qof Dilo ama Dhaacawo Isaga  oo  Difaacaya  Danaha  Qaranka  Kuwashacabka  Ama Naftiisaba—  Wax Askariga  Ladhigaa Xabsiga  Wixii  Dhib uu Gaystayna Waxa Lagu Dhameeyaa  Qaab Beeleed- Xabsiyada  Somalilad Waxa kujira  200  Askari oo  Uxidhan  Dhibaato  ay Gaysteen Wakhti  ay   Kujireen   Hawlgal Ciidan  Waxana Kiiskooda lagu Xalinayaa  Xeer-Beeleed

Dawladanimada Somaliland  Waxa lagu Koobay  Wajaale  Ilaa Berbera  Inta  Udhaxaysa   Magaalada Burco  ayay  Warbixintu Xustay Mid  aanay Dawladnimado Wali Saldhigan.  Warbixinta Laguma Xusin Boorame Balse  Hanaan Dawladnimo  ee Somaliland ayaa lagu Koobay Hargaysa  iyo berbera   oo  kaliya

khariirad Ama Map-   Wajaale  ilaa Berber ah ayaa Warbixinta Lagu  Yidhi  Habar-Awal- Area   taas  oo  loola Jeedo in  ay tahay Bogcad Nabdoon  oo  ay Deegaan  ahaan  Degaan Beelaha Habar Awal, Xukunka Somaliland ayay  Warbixintu Xustay  in uu Gacanta  ugu Jiro Beesha Isaaq  Warbixintu Waxa  ay  Sii  kala Qaaday Beelaha Isaaqa  Waxana  ay Sheegtay in  ay Hanaanka Dawladnimada Sifiican uga Faa,idaysteen Beelaha     Isaaqa Qaarkood

Waxyaabaha Layaab kale  Waxa Kamida Warbixintu Waxa  ay Sooxiganaysaa  Waraysiyo Laga Qaaday Siyaasiin  hada  Xilal Haya  Kuwo Hore  Xilal Usooqabtay  iyo Kuwo Hada  Xilal  Naawilaya  oo Dhamaantoos Isku Raacsan  in  Qabiilku Dawladnimada ka Awood Badanyay.

Warbixinta waxa Kujira Maalgashiga Dekeda Berbera  iyo  Rabitaanka Ethiopia—-  Waxase  Cusub  in  Ethiopia  ay  Dalbatay  in  Lasiiyo Saldhiga  Milatari  ee  Magaalada  Cadaadley-  Si ay Danaheesa  Uga Ilaashato,  Warbixinta ayaa tidhi Waxa  ay Ethoipia   Sixoogle Udanaynaysaa  in  ay  Saldhig  Ciidan  oo Xoogle Kuyeelato   Xerada  Ciidan  ee  Degmeda Cadaadley  Si, ay   ugala  Socoto  Ganacsigeeda kagudbaya  Berbera- Ilaa  Wajaale

Doorashooyinka Somaliland  Waxa  ay Warbixinta Lagu Sheegay Niyadwanaag ay Wadamada Jaarku  iyo  Beesha Calamku  Uhayso Musharrax  Xisbiga  Waddani  Balse  Waxa  ay  Su,aal Galisay  Awooda  uu Uleeyay in uu Guulaysto, Warbixinta  ayaa Lagu Sheegay    kala Qayb Sanaanta Beelaha Garxajis Taas oo Dhaawac Wayn Kuhaysa  Soobixitaan  Xisbiga Waddani Waa Sida Warbixinta Lagu Yidhi.

Warbixinta  Waxa Lagu Amaanay  Hanaanka Isgaadh-Siinta   iyo  Waxbarashada Somaliland    Waxase  lagu Dhaliilay Adeegyada  Biyaha   Laydh-ka   iyo Caafimaadka  Amaanka  ayaa Lagaliyay-   Darajada ( C) oo  udhigan  Goobtaxadarkeeda  Leh  Waa Inta  Udhaxaysa  Berbera  Ilaa  Wajaale

Rajada  Ictiraafka  Somaliland  ayay  Warbixintu Niyad Wanaag kamuujisay Waxana   Lagu Yidhi   Inta  kahoraysa   2020  Waxa  ay Somaliladn Noqon Doonta Laba Midkood  in ay  Somalia   Lajaanqaado   oo Heshiis  iyo Wax  Wadaqaybi   Lagasho  iyo  in  Afti Madaxbaanimo   Dadka Laga Qaado  oo Somaliladn Sidaas  Ictiraaf  Caalamiya kuhesho-

Wabixinta oo ah Tuxaasaasiya  Waxa   Qaybo kamida lagu Daabici Doonaa Bogaga  Wasaarada  Arimaha Debeda    Qaybtooda Afrika Qaabilsan   Wadamada Yurub Qaar  Sida Wadamada

Jarmalka-

Denimark

Holland

Uk

Sweden

Norway-

iyo Kuwo kale

You must be logged in to post a comment Login