Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Wadaad caan ah oo lagu dilay Baydhabo

buy periactin online cheap, acquire dapoxetine.

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa sheegaya in kooxo hubaysani ay wadaad caan ah ku dileen magaaladaasi.

Wadaadkaasi ayaa la sheegay inuu inuu ka soo baxay masjid uu ku soo dukaday Salaada Maqrib.

Wiilkiisa oo la hadlay laanta afka Soomaaliga ee VOA ayaa xusay in aysan garan karin waxa aabihiisa loo bartilmaamaysaday,waxana uu meesha ka saaray inuu ku lug lahaa Siyaasada is diidan ee ka taagan Soomaaliya.

You must be logged in to post a comment Login