Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Wafdi ka socda dowlada oo shir uga qeybgalaya Geneva

Cialis soft FRUIT no rx, buy Zoloft online.
Kulan looga hadlayo dhibaatooyinka ka jira wadamada ay ka dhacaan dagaallada ayaa goor dhow ka furmaya  magaalada Gineva ee dalka Iswesarland.

Xildhibaan Maxamed Cumar “Dhalxa” oo hogaaminaya wafdiga Soomaaliya uga qeybgalaya shirkaasi ayaa Radio Muqdisho u sheegay in shirkan uu yahay mid caalami ah oo looga hadlayo sidii wax looga qaban lahaa amnidarada ka jirta wadamada ay dhaxeen dagaallada.

Mudane “Dhalxa’ ayaa xusay in si gaar ah diirada loogu saari doono shirka dhibaatooyinka ka jira bariga dhexe, Soomaaliya iyo wadamo kale, wuxuuna rajo wanaagsan ka muujiyay in shirkaasi ay ka soo baxaan go’aanno wax tar u leh dalkeena Soomaaliya.

“Dhalxa” ayaa xusay in shirkaasi ay ku soo bandhigi doonaan wax qabadka dowlada federaalka Soomaaliya iyo horumarrada kala duwan ee ka jira dalkeena.

Xildhibaan “Dhalxa” ayaa tilmaamay in shirkaasi uu socondoono Sadex maalmood, isagoo intaa ku daray in kulankaasi ay ka qeybgalayaan wadamo farabadan oo ka tirsan caalamka.

You must be logged in to post a comment Login