Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Wafdigii Madaxweyne Gaas oo Garowe kasoo duulay

Wararka hadda naga soo gaaraya magaalada Garowe ayaa waxay sheegayaan in diyaaradii uu la socday Madaxweyne C/weli Maxamed Cali Gaas ay goor dhaw kasoo kacday garoonka diyaaradaha Garowe.

Wafdiga uu hogaaminayo Madaxweyne Gaas oo iskugu jira Xildhibaano iyo wasiiro ayaa waxa kusoo sagootiyey garoonka Garowe mas’uuliyiin kale oo shaqada sii wadi doonta Maamulka Puntland.

Wariye kusugnaa markii diyaarada soo kaceysay garoonka diyaaradaha Garowe ayaa inoo sheegay in wafdiga ay ka muuqatay tiiraanyo ay umuujinayeen geerida ku timid C/risaaq Xaaji Xuseen oo duugtiisa ay muqdisho uga qeyb geli doonaan.

You must be logged in to post a comment Login