Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Waqtiga uu dhacayo kulan kooda koowaad guddiga joogtada ah ee golaha shacabka oo la shaaciyay

 Oct 12, 2019

 0S

Muqdisho–Guddiga joogtada ee golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa Axada barrito 13-ka October waxay kal-fadhiga 6aad kulankiisa koowaad ku yeelanayaan magaalada Muqdisho.

Ajandaha kulanka barrito ayaa ah dajinta ajendayaasha kal-fadhiga 6aad ee xildhibanada golaha shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya.

Kal-fadhiga 6aad ee golaha shacabka ayaa sagaalkii bishan waxaa furay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, kaddib fasax ay ku maqnaayeen mudo labo bilood iyo dhawr cisho ah.

You must be logged in to post a comment Login