Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

War Culus: Habargidir oo Si Adag Uga Hortimid Qorsho Culus ay Wadaan Wafdi Wasiiro..

Imaamka beesha Habargidir Imaan Cabdulaahi Khaliif Rooble ayaa si kulul u dhaliilay wafdiga dowlada Soomaaliya ay u dirtay degmada Marko ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Silagra for sale, order zithromax.

Imaamka ayaa sheegay in wafdiga uu hogaaminayo wasiirka gaashaandhiga xukuumada Soomaaliya Maxamed Sheikh Xasan Xaamud ay soo jeediyeen qorshe ah in Ciidamada  Habargidir laga saaro deegaanadii ay qabsadeen taasina aysan qaadaneynin.

Wuxuu sheegay in taasi ay tahay mid aysan ku soconeynin waxgaradka Habargidir, wuxuuna qiray inay horseedeyso gumaad kale oo ay la kulmaan shacabka beeshiisa, sida uu hadalka u dhigay.

“Mumin qof labo jeer lagama qaniino, hadda ka hor ayaa nala dhahay maleeshiyadiina celiya markaas ayaa nala gumaaday oo tuulooyin la gubay, mana ka yeelayno wafdiga dowlada ka socda”sidaasi ayu yiri Imaamka.

You must be logged in to post a comment Login