Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

War Cusub Oo Goor Dhow Naga Soo Gaaray Jowhar (Akhriso)

Viagra Plus no rx, order Zoloft.

cheap tadalafil, buy lioresal online. Tadalis SX no rx, buy dapoxetine.
Wariyeyaasha kusugan Magaalada Jowhar ayaa waxay sheegeen goor dhaweyd in Shirka qaban qaabadii ugu dambeysay loogu jiro Shirkaasi.

Kulan hordhac ah ayaa waxa hadda Xarunta Farjano Ee Hoolka Shirka loogu talo galay uga soconayaa Waxgarad iyo Odayaal Dhaqameed kasoo jeeda Gobollada Hiiraan & Sh/Dhexe.

Waxa Kulanka uu yahay mid la iskaga xog wareysanayo sida macquulka ah ee Shirka maamulka loogu dhisayo,iyadoo Odayaal Hiiraan kasoo jeeda ay Muddo Sagaal Bil ah kusugan Jowhar ay diyaar uyihiin qoondada Hiiraan inay iyagu ku matelaan.

Waxaa la filayaa in saacadaha soo socda ay gaaraan Magaaladaasi Wafdi ka socda Dawlada Soomaaliya iyo IGAD si ay ufuraan Shirka qeybtisa Seddexaad Ee Maamul Usameynta Gobollada Hiiraan & Sh/Dhexe.

You must be logged in to post a comment Login