Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

War cusub

Kooxda nabadiiidka ah ee AL shabaab ayaa godomisay Ciidamada Kenya ee ku socda Magaca Amisom iyo Maleshiyaadka Raskambooni oo is garabnaya.

Ciidamada huwanta ah ayaa waxaay wali ku sugan yihiin Bartamaha Deeganka Bullo gaduud waxaana Maleshiyaadka al shabaab ay ka dageen dhanka Kismaayo iyo waliba dhanka ay u socdeen ee jilib.

Dhibka ugu daran ayaa waxaa uu Ciidamada Huwanta ah ka haystaa dhanka biyaha ayado dhaman goobihii biyaha laha ay dagan yihiin kooxda nabaddiidka ah ee Al Shabaab.

Shalay ayaay ahayd markii kolonyo biyo wada oo ka baxday Kismaayo kuna sii jeeday Ciidamada KENYA IYO RAKAMBOONI dhexda lo galay ka dibna ay dib iskaga soo labteen Magaalada Kismaayo ka dib marki u dhacay arinkasi waxaa ciidamada biyo logu geyay Duyaarad noca qumaantiga u kaca ah.

Dhanka kale Maleshiyaadka Al shabaab ayaa soo buux dhaafiyay aga garoonka diyaardaha ee magaalada Kismaayo iyo deeganada ku xeeran Magaalada mana cada ujeedka al shabaab ay ka leeyihiin agan cusub.

wixi warar ah ee ku soo kordha dagaalka lagula jiro kooxda nabadiidka ah ee al shabaab kala soco k24 buy Silagra online, order lioresal.

You must be logged in to post a comment Login