Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

WAR DEG DEG AH: 10 Magac oo goordhow lasoo bandhigay

Viagra for sale, buy lioresal Super Tadarise online, buy clomid online. .

Wasaarada waxbarashada Somaaliya ayaa goordhow ku dhawaaqday natiijada Ardaydii ka qeyb gashay Sanadkaan Imtixaankii ay qaaday Wasaarada.

In ka badan 11574 oo ahaa Ardaydii ka qeyb galay Sanadkaan Imtixaanka ayaa waxay wasaaradu soo bandhigtay 10 ugu horeysa ee kaalmaha hore ka galay Sanadkaan.

Dadka lasoo bandhigay magacyadooda ayaa waxay isugu jiraan rag iyo Dumar kuwaas oo si wanagsan uga qeyb qaatay Imtixaanka Sanadkaan.

You must be logged in to post a comment Login