Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

War deg deg ah: aqri magacyada Xildhibaanan cusub oo loo dhaariyay kamid noqoshada Baarlamaanka Soomaaliya.

Kulan maanta ay ku yeesheesheen xubnaha barlamaanka Soomalaiya xarunta magaalada Muqdisho ay kuleyihiin ayaa waxaa lagu dhaariyay xildhibanno cusb oo lagu bedelay boosas ay baneeyeen mudanayaal kale.

Intii uu kulankaasi socday ayaa waxaa kamid noqoshada baarlamaanka Soomaaliya loo dhaariyay Faarax Cawad jaamac iyo Adan maxamed Cali kuwaas oo oo bedelay mudanayaal boosaskaasi baneeyay.

Horay ayaa sidaan oo kale waxaa loogu dhaariyay kamid noqoshada baarlamaanka Soomaaliya xildhibanno kale oo buuxinayay boosas ay mudanyaal kale baneeyen kuwaas oo isugu jira qaar geriyooday iyo qaar kategay shaqada.

You must be logged in to post a comment Login