Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

WAR DEG DEG AH:- Boqor Burhaan Boqor Muuse Oo La Caleema Saaray.

buy Kamagra Soft online, clomid reviews. Munaasibad Ballaaran oo ka socota Magaalada Qardho ayaa lagu Caleema Saaray Boqor Burhaan Boqor Muuse oo maanta oo axad ah 25 May 2014.

Munaasibadda oo socota ayaa Boqorka Waxaa lagu Caleema Saaray Gudaha Aqal Soomaali ka dhisan halka ay xafladdu ka dhacayso, waxaana hadda la jeedinayaa Taariikhda Boqortooyada oo Boqor Burhaan oo noqonayo Boqorkii 34-aad.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr C/weli Maxamed Cali Gaas iyo Masuuliyiin kale ayaa jeedin doona Khudbadooda.

La soco Wararka Caleema Saarka Boqorka

You must be logged in to post a comment Login