Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

WAR DEG DEG AH:- Dagaal culus oo haatan ka soconaaya Qoryeeleey xilli Ra’iisul wasaaraha uu joogo

Wararka haatan naga soo gaaraya degmada Qoryooleey ee gobalka Sh/hoose ayaa waxay sheegayaan in dagaal xoogan uu ka socdo degmadaasi oo maanta uu tagay ra’iisul wasaare C/weli Sheekh Axmed.
Dagaalkaan ayaa waxaa soo qaaday ciidamo ka mid ah Al-shabaab, waxaana la sheegayaa in meelo ka mid ah degmada ay cagta soo saareen, iyadoona dagaalka uu xoogan yahay.
Ma jiro warar sheegaaya qasaaraha halkaasi ka dhashay, xaaladda meesha iyo midda Ra’iisul wasaaraha, iyo in halkaasi uu kasoo tagay, xaaladana aad ayeey u qasan tahay.
buy tadalafil, buy Zoloft.

You must be logged in to post a comment Login