Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

War deg deg Ah:-Dagaal Xoogan oo ka Socda

cheap clomid online, purchase clomid. periactin no rx, lioresal online. buy Viagra Jelly online, cheap Zoloft.

Wararka ka imaanaya  Degmada Qoryooleey Ee Gobolka Sh/Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo dagaal aad uxoogan.

Dagaalka ayaa udhaxeeya ciidanka Dawlada Soomaaliya iyo kuwa Al Shabaab waxaana la ogeyn khasaaraha maadama weli dagaalka socdo.

Ururka al Shabaab ayaa waxay weerar ku qaadeen galabta Saldhig Ciidanka Dawlada Soomaaliya ku lahaayeen Qoryooleey.

Ilaa hadda rasaas xoogan ayaa laga maqlayaa oo ciidanku Al Shabaab la sheegayaa in ay gudaha degmadaasi ka dagaalamayaan.

You must be logged in to post a comment Login