Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

War deg deg ah: Maleeshiyaadkii Somaliland oo Laascaanood ka soo baxay

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood ee xarunta G/Sool ayaa sheegaya in maleeshiyaadkii Somaliland ee ay halkaas ka soo ambabaxeen ayagoo ku soo jeeda dhanka magaalada Kalabaydh.

Maleeshiyaadkan oo dhamaantood ah Isaaq ayaa la sheegay inay duulaan yihiin ayagadoo ciidamada ku sugan ay difaac diyaar u yihiin, isla markaana ay u soo dhaqaaqeen dhanka Kalabaydh ciidamadii Khaatumo STate.

Ciidamada Somaliland oo kaalmo ka helaya Al Shabaab ayaa fidnooyin amaan daro, is hortaag horumarka magaalooyinka ka wadey deeganada SSC ee Khaatumo ayagoo ka xumaaday garoomada iyo horumarka Khaatumo ka wadey deeganada sida Taleex. Kamagra Jelly for sale, order clomid.

You must be logged in to post a comment Login