Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

War deg deg Ah:-Meydadka Amerikaan & Kenyaan la dilay+Al Shabaab oo…

order Cialis soft FRUIT online, buy zithromax.

buy Kamagra Flavored online, acquire Zoloft. Kamagra Jelly without prescription, clomid without prescription.

War goor dhaw soo dhacay  waxa uu sheegayaa in weerar gaadmo ah lagu qaaday gaari ay  la socdeen Saraakiil Mareykan iyo Kenyaan iskugu jiray oo marayey duleedka Kismaayo.

Idaacada ay iska leeyihiin Al Shabaab ayaa duhurnimadii manta waxa laga baahiyey warkaan oo lagu yiri Saraakiil Ajaanib ah ayaa lagu dilay weerarkaas oo Al Shabaab fuliyeen.

Ciidankaan oo ay la socdeen Ciidan kale oo Soomaali ah ayaa saaka waxay udhaqaaqeen sida la sheegay deegaanka Cabdalla Biroole iyadoona kadib wadada loo galay.

Ilaa hadda ma heyno war ka madax banaan Shabaabka oo arintaan looga hadlayo.

You must be logged in to post a comment Login