Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

War deg deg ah oo goor dhaweyd naga soo gaaray deegaanada Puntland

order Viagra Soft online cheap, buy cardura online cheap generic neurontin, generic dapoxetine. , zithromax without prescription. buy dapoxetine.
Warka goor dhaweyd soo dhacay ayaa sheegaya in Ciidanka Amaanka Maamulka Puntland ay gaareen Xarunta Shirkada Isgaarsiinta Ee Golis Magaalada Garowe.

Waxa la sheegay in Ciidanku xireen Xaruntaasi oo Shirkadu laheyd iyadoo Amar kasoo baxay Mas’uuliyiin katirsan Maamulka Puntland albaabada loogu laabay Shirkadaas.

Ciidanka ayaa markii ay tageen waxay amar siiyeen Shaqaalihii Shirkada oo ku war geliyey in la damiyo shaqadana la joojiyo oo la xiro Shirkada ilaa Amar dambe.

Dawlad Gobolleedka Puntland ayaa warar hoose waxay sheegayaan in Lacag kordhin ay ku sameysay Shirkadaha ka howlgala Garowe oo dhinaca Canshuurta ah ay diiday Golis sidaana loo xiray.

Weli ma jirto war kasoo baxay maamulka Shirkada Isgaarsiinta Golis oo arintaan looga hadlayo,waxaana dhawaan sidaan oo kale Ciidanka Puntland ay Saacado xireen Shirkada Amal Express Faraceeda Garowe.

You must be logged in to post a comment Login