Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
buy Silvitra tab buy Cialis Jelly, generic lioresal. , buy lioresal. buy clomid, cheap dapoxetine.
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Garbahaarey ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Caawa Fiidkii uu Magaaladaasi ka dhacay Qarax Miino oo Sababay Dhimasho iyo Dhaawac.
Qaraxa ayaa ka dhacay Maqaaxi ku taalla Magaalada Garbahaarey ee Gobolka Gedo,waxaana ku dhintay inta la og yahay Saddex Ruux oo Shacab ah oo ay kamid tahay Haweeneydii iska la heyd Maqaaxida uu Qaraxu ka dhacay.
Sidoo kale Dadka Dhaawacu uu soo gaaray ayaa la sheegay in ay Gaarayaan ilaa 4 Ruux oo kale.
Saraakiisha Ciidamada Dowladda ee ku sugan Degmada Garbahaarey Ee Gobolka Gedo ayaa sheegay in Qaraxu uu ahaa Miino Goobta lagu Aasay islamarkaana ay ku raad joogaan Dadkii ka dambeeyay.
You must be logged in to post a comment Login