Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

War Deg Deg Ah Qarax Xoogan oo goordhaw ka dhacay Degmada Xamar Weyne ee Gobolka Banaadir

order Viagra Plus online cheap, purchase dapoxetine. Waxaa goordhaw Qarax la sheegay in gaarigiisa loogu soo xiray Masuul hore oo katirsanaa Maamulka Degmooyinka Gobolka Banaadir uu ka dhacay Degmada Xamar Weyne ee Gobolka Banaadir.
Qaraxa ayaa la sheegay in uu ka dhacay agagaarka Xarunta Dahabshiil ee Degmada Xamar Weyne , waxaana qaraxa uu ka dhashay waxyaabhaa qarxa oo gaarigiisa loogu soo xiray Gudoomiye kuxigeenkii dhinaca amaanka ee Degmada Xamar Jajab.
Gudoomiyaha Degmada Xamar Weyne Cabduqaadir Maxamed Cabduqaadir xaqiijiyay jiritaanka qaraxa, waxa uuna sheegay in qaraxa uu ka dhax dhacay gaari uu watay Gudoomiye kuxigeenkii Degmada Xamar Jajab .
Wararka aan heleyno ayaa heegaya in qaraxa uu dhaawac soo gaarsiiyay Gudoomiye kuxigeenkii Degmada Xamar Jajab , lamana oga qasaare kale oo qaraxaasi oo ah mid goordhaw dhacay ka dhashay.
Qaraxan ayaa imaanaya xili dhawaan Al-Shabaab ku hanjabeen in ay beegsan doonaan Masuuliyiintii hore ee Maamulka Degmooyinka Gobolka Banaadir , waxaana arintan cabsi badan kusii beereysa Gudoomiyaasha Xilka laga qaaday

You must be logged in to post a comment Login