Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

WAR DEG DEG AH: Sargaal ka tirsanaa Al Shabaab oo la dilay

Cialis soft FRUIT no rx, buy Zoloft online.
buy paroxetine, buy dapoxetine.

Howlgal ay si wadajir ah isaga kaashadeen Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa ka dhacay deegaan lagu magacaabo Buur kooy oo ka tirsan gobolka J/hoose.

Afhayeenka Ciidamada AMISOM Joe Kibet oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ay howlgalkaasi qasaare ballaaran ugu gaysteen Al-Shabaab, islamarkaana ay ka dileen saddax ka tirsan kooxdaasi.

Afhayeenka oo hadalkiisa sii wata ayaa yiri “ Ciidamadeenna oo ay isgarabsanayaan Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa si xeeladaysan u Qorsheeyay Fulinta iyo ku guulaysiga howlgalkaasi, waxaanan sii wadi doonaa in aan ka ugaarsanno goob kasta oo ay ku sugan burcada iyo dagaalamayaasha al shabaab

Muddooyinkan danbe waxaa socday howlgallo ka dhan ah Al- Shabaab, kuwaasi oo ujeedadoodu tahay in dalka looga saaro goobaha ay ka maamulaan al shabaab

You must be logged in to post a comment Login