Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Wararka laga helaayo Suuqa Bakaaraha ayaa waxa ay sheegayaan in dagaalamayaal katirsan Kooxda Shabaab oo doonayay in ay khaarijiyaan askari dhex marayay Suuqa gudihiisa laga war helay ka hor inta aysan fulin weerarka iyada oo kadibna uu bilaawday iska hor imaad toos ah oo ay labda hjinac ka qeyb qaadanayeen.
wixii ku soo kordho kala soco shabakada somalinimo1.com
You must be logged in to post a comment Login