Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

War Deg Deg ah” Xildhibaanadii Dawlada Federalka ee ka soo Jeeda Deegaanada Khaatumo oo Gaadhay Degmada Ceegaag

Tiro Xildhibaano ah oo ka soo Jeeda Deegaanada Maamulka Khaatumo Dawlada Somalia ugu Jira oo Maalmahani Booqasho Ku Joogay Deegaanada Khaatumo ayaa Maanta Safar Ku Tagay Degmada Ceegaag ee Buuhoodle Waxana Safarkaagi ku Wehelinayey Ciidamo farabadan.

Xildhibaanada ayaan Sidoo Kale Xalay Kulan Balaadhan Dhexmaray Madaxda Maamulka Khaatumo Waxayna Gaadheen Heshiis ka Kooban Dhowr Qodob oo Lagu Wado in Maalinta Bariti ah Saxaafada Loo soo Gudbin Doono.

Wararka Dheeraad ah ee Safarka Xildhibaanadaasi haka Dheeraan shabada Wararka ee Horufadhi.com buy Cialis soft FRUIT online cheap, Kamagra without prescription, buy Tadacip, purchase dapoxetine. buy dapoxetine online. zithromax reviews.

You must be logged in to post a comment Login