Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

War deg deg ah:Shabaab oo Goor dhow shaacisay Arin Siweyn Caawa uhadal Hayeen Caalamul Islaam

Vigora no rx, buy dapoxetine online.

Maktabka qadaha xarakada Shabaab ayaa ku dhawaaqay in berri ay tahay maalinta ugu dambeysa ee bisha Shacbaan.Qeybta Qadaha xarakada Al Shabaab oo saacadihii lasoo dhaafay baadi goob ugu jirtay bisha Ramadaan ayaa dadaal dheer kadib waxay caawa ku dhawaaqday in maalinimada berri ah ladhameystirayo bisha Shacbaan islamarkaana Axadda soo socota ay tahay kowda bisha Rammadaan.

Idaacadda Andalus eek u hadasha afka xarakada ayaa laga iclaamiyay in berri ay tahay 30-ka bisha shacbaan.

Dhammaan gobolada Soomaaliya  ee dhaca Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya oo bisha Ramadaan laga baadi goobay ayaanay jirin cid bisha aragtay.

You must be logged in to post a comment Login