Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

War deg deg: Faah faahin Wafdigii Kasoo Dagey garoonka taleex & Xaalada haatan

Wararka hada naga soo gaadhay magaalada taleex ee caasimada maamulka khaatumo ayaa sheegaya in haad ay soo caga dhigatay diyaaradii saaka kasoo kicitintay Garoonka diyaraadaha ee Aadan Cadde International Airport ee magaalada Muqdisho taasoo ay lasocdeen xubno culus oo uu kamid yahay Garaad Abshir Saalax , Dr: Cali Ciise Cabdi, Wasiir Ku xigeen  Farduus Maxamed Mire, Afhayeenkii hore ee maamulkii SSC Axmed Gacmo yare,, Prof Dool iyo xubno kale oo isugu jira qurba joog iyo ganacsato kasoo kicitintay dalka gudihiisa iyo dibadiisa.

Wafdigan ayaa soo dhawayn balaadhan loogu samaynayaa Berde Khaatumo iyadoona soo dhawyanta wufuudan ay kaqayb qaadanayanaa dhamaan Saddexda gole ee maamulka khaatumo oo ay kamid yihiin Golaha sare ee Dhaqanka,Golaha Xukuumada iyo waliba Golaha Sare ee G10 .

Wafdigan ayaa lafilayaa inay qayb kanoqdaan shirwaynaha khaatumo 3 oo lafilayo inuu isla waqtigan  kafurmo magaalada taleex kaasoo lagu dhisayo maamul rasmiya oo ay yeesheen dadwaynaha ku abtirsada Maamulka Khaatumo.

buy zoloft, lioresal without prescription.


Shabakada Warsidaha Somalimedia.co.uk Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Soomaliya iyo Caalamka

info@somalimedia.co.uk

You must be logged in to post a comment Login