Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

War deg deg:- Odayaasha Beesha Sade ee Kismaayo ku sugan oo Goobweyn looga yeeray

Wararka aan ka helayno magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya Odayaasha dhaqanka beesha Sade oo hogaaminayo Suldaanka beeshaasi ee Waamo, Suldaan Bashiir Madoobe yarow saakay inay ku wajahanyihiin deegaanka Goobwayn halkaasi oo dhawaan ay kula soo kulmay Wasiirkii hore ee gaashaandhiga Soomaaliya Mudane Col, Barre Hiiraale.

Socdaalka Odayaasha ayaa ka danbeeyay kaddib markii ay dhawaan kusoo kala tageen Col, Barre Hiiraale uu codsaday in la siiyo waqti uu kaga soo fikiro talooyin ay odayaashu siiyeen oo ku aaden qaabka ciidanka loo soo xareynayo.

You must be logged in to post a comment Login