Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
online tadalafil, Extra Super Tadadel buy online, dapoxetine without prescription. online Zoloft zoloft online, online Zoloft. .
Maamulka Puntland ayaa waxaa la soo sheegayaa in ciidamo badan ay u direen dhanka degaanka garacad Ee Gobolka Mudug halkaas oo ay qabsadeen Shalay Qorax dhicii Kooxda Al-Shabaab.
Dadka ku dhaqan Garacad ayaa cabsi xoogan ay soo wajahday kuwaas oo ka baqanaya in dushooda lagu dagaalamo.
Maamulka Puntland ayaa ciidamada u diray Garacad Si Al-Shabaabka halkaa qabsaday Ay uga fara maroojiyaan.
Al-Shabaab ayaa shalay qorax dhicii waxaa ay dhanka Badda ay kasoo galeen Deegaankaasi ayagoo wata Dhowr Doomood oo waaweeyn.
Wixii ku soo kordha kala Soco
You must be logged in to post a comment Login