Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

War Hadda ah: Wariyaasha oo looga yeeray Madaxtooyada…

cheap tadalafil, buy lioresal online.

Xarunta Madaxtooyada ayaa waxaa iminka ka socda Xafladii lagu magacaabi lahaa Madaxweyne Ku-xigeenka maamulka Jubbaland.

Xaflada ayaa waxaa ku sugan Madaxda maamulka, waxaana socta Khudbada lagu magacaabi lahaa Madaxweyne ku-xigeenka koobaad iyo kan labaad ee Jubaland.

Warar hordhac ah ayaa sheegaya in labada madaxweyne ee la magacaabi doono ay kala noqon doonaan Maxamuud Sayid Aadan iyo Cabdulqaadir Lugadheere.

Waxaa aad loo adkeeyay amaanka madaxtooyada waxaana la filayaa in waxyar kadib si rasmi ah loogu dhawaaqo.

You must be logged in to post a comment Login