Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

War Hadda Soo Kordhay:-Xerada Laanta Buuro oo lala Wareegay

order Eriacta online cheap, zithromax online order Cialis Professional online, zithromax online. . buy Brand Cialis online, purchase lioresal.

Dagaal yahano katirsan Al Shabaab ayaa lasoo warinayaa inay la wareegeen Deegaanka Laanta Buuro oo aheyd Xero Ciidanka Dawlada ay degganaayeen.

Ciidanka halkaasi kusugnaa ayaa waxa la sheegay in ay iskaga soo baxeen deegaanka Laanta Buuro oo haantan maamulayaan Ururka Al Shabaab.

Dagaal gelinkii dambe ee maanta mar kale ka dhacay Laanta buuro waxaana ciidanak Dawlada Soomaaliya ay isku dayeen inay dib uqabsadaan hase ahaatee dib ayey uga soo laabteen.

Sidoo kale Ciidanka Al Shabaab ayaa waxay kusugan Deegaanka Cadoow Dibile iyo Xerada Aala Yaasir oo Waqtigii Shabaabku ay dad barakacayaal ah degganaayeen.

Xaalada Caawa waxay tahay deegaanadaasi mid deggan inkastoo weli la dareemayo cabsi ku aadan in mar kale halkaasi ku dagaalamaan Dawlada iyo Al Shabaab.

You must be logged in to post a comment Login