Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Warar sheegayaan Madaxweyne Xasan uu Xiriir La Leeyahay Al Shabaab+Cadeyn

Warbixin lagu daabacay Website-ka La yiraahdo  thesnp.org ayaa waxa lagu sheegay in Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud uu Yahay hogaamiyaha Guruub la yiraahdo Damu Jadiid oo xiriir la leh Al Shabaabka Argagaxisada ah ee Al Qaacida ku xiran waa sida warbixinta lagu qoray.

acquire tadalafil, acquire Zoloft.

Madaxweyne Xasan ayaa lagu Sheegay Dambiile qaranka iyo dadkaba ka galay si gaar ah waxa lagu sheegay warbixintu inay xiriir Qoto dheer ka dhaxeeyo isaga iyo Al Shabaab.

Webka Warbixinta Daabacay ayaa sheegaya in Qaar kamid ah Siyaasiyiinta Somaliyeed oo Baaritaano Sameeyey ay soo ogaadeen in waxa keenay in Al Shabaab weeraraan Xarunta Baarlamaanka iyo wakhtiga uu kusoo aaday oo ahayd is casilaadii loogu baaqay Xasan Shiikh inay ahayd arin la iska warqabay taasi oo lagu doonayey in mooshinka lagu joojiyo.

HALKAAN RIIX SI AAD U ARAGTO WARBIXINTA OO INGIRIIS KU QORAN

Wakaalada Wararka Somalimedia.co.uk
Email : info@somalimedia.co.uk

You must be logged in to post a comment Login