Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Wararkii ugu danbeeyay Al-Shabaab oo 3-qof siyaabooyin kala duwan ugu dilay Muqdisho

Cialis Professional buy online, generic zithromax.

Tadacip without prescription, purchase dapoxetine.

Ururka Al-shabaab ayaa magaalada Muqdisho gaar ahaan Labaajada Mahad Alla ee degmada Yaaqshiid duhurnimadii maanta waxa ay ku dileen ilaa Saddex qof oo mid ka mid ah uu yahay Askari ka tirsanaa Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Dadka Goobjoogayaal ah ayaa Warbaahinta u sheegay rag hubeysan oo Shabaab ka tirsan in agagaarka Labaajada Mahad Alla ay ku dileen Saddexdaasi qof, kadibna ay goobta ka baxsadeen.

Ragga hubeysan ayaa marka hore toogtay Askariga, kadib waxa ay halkaasi ku dileen labada qof ee shacabka ahaa, Shabaabka dilka geystay ayaa qaatay Qoriga iyo Booshashkii uu watay Askariga.

ai???Walaalow waxaa degmada Yaaqshiid ka dhacay, dil rag hubeysan oo Shabaab ka tirsan ay u geysteen ilaa Saddex qof oo mid uu ahaa Askari, halka labada kalena ay ahaayeen shacab, Askariga qorigiisa iyo booshashkii uu watay ayay qaateen, waxaan u maleynaa shacabka in loo dilay in ay arkayeen markii uu dilka dhacayayai???. Ayuu yiri Qof goobjooge ah.
buy Viagra Super Active online, purchase clomid.

Ciidamo hubeysan oo ka tirsan Dowladda Federaalka ayaa goobta ka qaaday meydka Askariga la dilay iyo labada qof ee shacabka ah, waxayna Ciidamada halkaasi ka wadaan baaritaano la xiriira sidii gacanta loogu soo dhigi lahaa raggii dilka geystay.

Forzest online, buy lioresal online.

You must be logged in to post a comment Login