Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

WARARKII UGU DANBEEYAY: Saraakiil ka tirsan DF oo Muqdisho lagu toogtay

Tadalis SX buy online, order sildenafil, generic Zoloft. order Silagra online cheap, order clomid. dapoxetine without prescription.

Dilal qorshaysan ayaa maanta siyaabo kala duwan kaga dhacay magaalada Muqdisho waxaana dilalka qaar kood la sheegay in loo geestay dad rayid ah.

Kooxo hubeysan oo watay gaari ayaa maanta si kala gaar gaar ah illaa afar ruux ugu dilay magaalada Muqdisho, waxaana la sheegayaa kooxasaasi inay baxsadeen

Dadka la dilay ayaa labo ka mid ah waxaa lagu toogtay degmada Wadajir sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan maamulak Degamadaasi.

labo sargaal oo ka tirsan dowlada gaar ahaan hay’ada Nabad Sugida ayaa sidoo kale waxaa lagu toogtay degmada Boondheere ee gobalka Banaadir.

Kooxaha dilka geestay ayaa baxsadat dilalkaas ka dib, waxaana sidoo kale arintaan faah faahin toos ah wali aanan ka bixin masuuliyiinta dowlada federaalka Soomaaliya.

Al-Shabaab ayaa sheegatay inay ka dambeysay weerarada, isla markaana ay dileen saraakiil ka tirsan Nabadsugida oo ka howlgalayay magaalada Muqdisho ee caasimada SOomaaliya.

Dhowaan ayay aheyd markii rag hubeysan oo gaari watay ay rasaaseeyeen gaari ay la socdeen shaqaale Turkish ah, waxaana la sheegaya in weerarkaasi ay ku geeriyoodeen lix ruux sidoo kalana waxaa ku dhaawacmay lix ruux oo kale oo isugu jirat ajaanib iyo Soomaali.

You must be logged in to post a comment Login