Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Warbaahinta madaxa banaan oo si adag uga hor timid go’aanka loogu diiday kalfadhiga baarlamaanka

Muqdisho–Warbahinta madaxa banaan ayaa maanta loo diiday inay ka qeyb galaan kulankii ugu danbeeyay ee ay yeelanayaan baarlamaanka Soomalaiya, kaas oo looga hadlayo arrimo xasaasi ah oo ay ka mid tahay doorashada dalka iyo sharciga axsaabta badan.

Ururrada u dooda warbaahinta ayaa canbaareeyay go’aanka warbaahinta looga hor istaagay furitaanka kalfadhiga 7-aad oo ah kii ugu danbeeyay baralamaanka 10-aad.

Xoghayaha ururka saxafiyiinta Soomaaliyed ee SJS Cabdalla Axmed Muumin oo la hadlay KNN ayaa arrintaas is hor taaga warbaahinta ah ku tilmaamay mid ay dambeyso madaxda ugu sareysa dalka.

Halkaan hoose ka dhageyso codka Xoghaye Cabdalla

You must be logged in to post a comment Login