Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Warbixin: Qarax nooc iyo xeelad cusub oo ka dhacay magaalada Muqdisho

Qarax nooc cusub ah oo khasaaro geystay ayaa waxa uu ka dhacay degmada Dharkeynleey ee Gobolka Banaadir.

Qaraxa ayaa waxaa la sheegayaa inuu ahaa mid lagu xiray Mootada nooca loo yaqaan Bajaajta, taasi oo xiligaasi ku sugneyd degmada, iyadoona uu ku dhintay wadihii mootada.

Warar kala duwan ayaa ka soo baxayo Qaraxa,waxaana dad Goobjoogayaal ahaa ay kusoo waramayaan in Qaraxa lagu xiray mootada oo inta badan la tilmaamay inay qaadi jirtay dhalinyaro maamulka Degmadaasi la shaqeyn jiray.

Qaraxa kadib ayaa sida caadaduba aheyd waxaa goobta gaaray Ciidamada Amaanka ee Degmadaasi, waxa ayna halkaasi ka sameeyeen Baaritaano Saacado qaatay, inkastoo aysan dad u soo qaban Qaraxa.

buy baclofen, acquire zithromax.

Qaraxaani ayaa waxa uu noqonayaa kii ugu horeeyay oo lagu xiro Mootada Seddex lugaaleyda ee loo yaqaan Bajaajta oo mudooyinkaani kusoo badaneysay Muqdisho.

You must be logged in to post a comment Login