Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

WARBIXIN:Shirkii Garbahaareey oo soo dhamaaday iyo go’aano muhiim ah oo kasoo baxay.

Garbo3

Waxaa magaalada Garbahaareey ee caasimada u ah gobolka Gedo lagu soo afmeeray shirkii Midnimo Kow kaasi oo looga hadlayey xaalada siyaasadeed, dhaqaale, caafimaad iyo horumarineed ee deegaanada beesha Sade ay ka deggan yihiin guud ahaan dalka Soomaaliya.

Shirkan oo ay kasoo qeybgaleen inta badan madaxda siyaasada, aqoonyahanka iyo odayaasha dhaqanka SADE ayaa waxaa uu wax badan ka badelay sawirkii laga heystay beesha Sade, waxaana uu shirkan kasbaday inuu ilaa heer Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud uu taageeray shirkaasi.

Qodobada hishiiska kasoo baxay oo aan cod ahaan hadda idin kusoo gudbineyno ayaa waxaan dib idin kusoo qori doonaa isagoo qoraal ah, maadaama ay dhici karto inaysan qadka dhageysi wada heysan.
Dhawaan ayay hayd markii jaaliyada Beesha Sadde ee UK ay taageertay shirkaasi, hadabo hoos ka daawo taageerada jaaliyada UK ay horay u teegeereen shirkaasi.

baclofen no rx, lioresal reviews. Somalimedia.co.uk
Garbahaareey, Gedo Soomaaliya

You must be logged in to post a comment Login