Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Wareysi:-Wasiirka Batroolka Soomaaliya oo ka hadlay Shirka London.

February 8, 2019 131 Views

Muqdisho–Cabdirashiid Maxamed Axmed wasiirka wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee xukuumadda Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay idaacadda kulmiye ayaa waxaa uu faafaahin ka bixiyay shirkii looga hadlayay batroolka soomaaliya ee shalay ka dhacay magaalada london ee dalka UK.

Wasiirka ayaa sheegay in  lagu soo bandhigay shirka sahanno laga sameeyay shidaalka soomaaliya sanadihii 2013 illaa 2015 kuwaaa oo la doonayo in la maal geliyo si shacabka soomaaliyeed ay ugu baahi baxaan.

Muran iyo kala aragti duwanaanshiyo badan ayuu dhaliyay shirka london ka dhacay ee shidaalka soomaaliya looga hadlayay.

You must be logged in to post a comment Login