Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

wargelin:-Wasaaradda Amniga Oo Iclaamisay Shir Ay U Qabaneyso Shirkadaha Ilaalada Gaarka ah Leh

acquire tadalafil, acquire lioresal.
Waxaa Wasaaradda Amniga Qaranka ay la socod siineysaa dhamaan Shirkadaha Ilaalada Gaarka ah loo leeyahay (Private Security) iney ka soo qeyb galaan Shir Xog Isweydaarsi ah oo ay qabaneyso Wasaaradda Amniga Qaranka,

Iyadoo shirkaasi uu ka dhici doono, maalinta Sabtida ah Taariikhduna ay tahay 27-Sep-2014, Saacadu marka ay tahay 09:am (Sedex Saac Subaxnimo) halka shirka uu ka dhacayana waa xarunta Villa Suldan Agagaarka Garoonka Aadan Cadde.

Ka soo qeyb galkiinu waa muhiim.

You must be logged in to post a comment Login